Maareeyihii dekadda Kismaayo & dad kale oo ku dhintay dagaal ka dhacay Magaaladaas

Maareeyihii dekadda Magaalada Kismaayo Cawil Cali Barre iyo laba qof oo kale ayaa caawa lagu dilay iska horimaad caawa ka dhacay magaaladaas sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya Iska hoimaadka ayaa dhexmaray ciidamo ka wada tirsan Maamulka Jubbaland, waxayna bilaabatay markii isgoyska Golol oo u dhaw aargada magaalada ay isku fara saareen ciidamo … Continue reading Maareeyihii dekadda Kismaayo & dad kale oo ku dhintay dagaal ka dhacay Magaaladaas